HOME
SOMALI VIDEOS
SOMALI MOVIES
A
FRICAN MOVIES
INSTRUMENTALS

SEND YOUR MUSIC
PHOTO GALLERY
CHAT ONLINE
FORUMS
EVENTS
CONTACT US
                       
Xasan Aadan Samatar Qaraami
                  
There are 1062 visitors online     
 
 
                                                   Share/Bookmark
              TOP ALBUMS
  Cabdiwahab Bosska Cali Najiib Ciid Jamac Fuad Cumar Lafoole Nuur Eebo Xasan Adan Samatar
Note: Posting inappropriate jokes/comments is not permitted. If found such comments we may ban your IP. 

1-30 of 67 Comments

yaa salaam waa hees aad umacaan

qadar-yare
April 16, 2014 - 21:20

xasan waa oday bello ah waxan aad u taageraa aniyo ayeeyday

cabeey
March 09, 2014 - 17:42

hassan aden wa fananka ugu cansan wax fanan somaliya ah wana nofarxad iyo hambalyo intu besha somliyed kasojedo u hadiojer tabicintissa hesso laybale o kufadhiya murti iyo mamus aw uguheso

Hassan del allaleh
February 04, 2014 - 14:48

kkkk waxaan hubaa hadii fanaan jiro waa hassan aadam samatar heesahisana wax shaki lagalikaro ma ahaa.al fanaan hassan aadam samatar waa fanaan culus wana fanaan somaliyed.

Abdirisak
January 04, 2014 - 23:52

Sideen u soo dagsan karaa ama u dhageysan karaa heesaha aan rabo fadlan

Ahmed
November 28, 2013 - 17:59

ninkan waxaa la yidhadaa xasan duufle markii hore waa raxanwayn markii danbe waa haawiye madoobe
wuxuu ku heesaa waa lahjadda ogadeenka iyo daroodka waa nin xun oo qabyaladayste ah oo walima hadda wakhtigiisi dhacay fuck you ma mar buu gadhayaa
maxamed mooge iyo kuluc
xataa baadhitaan la sameeyaya waxaa la fahamay in samatar ka danbeeyaya dilkii maxamed mooge libaan 1983 ay dileen cagdheerto waa ogadeenke meel hargaysa u jirta 72 km oo ay dagto cagdheertu ogadeen waa la odoon ka aarsan doona

xayaad hargaysa somaliland
August 30, 2013 - 11:35
Reply to xayaad hargaysa somaliland

somaliland you are crazy mother fuck ass hole because you are sick .. why all isaaq people talking about clans ... you need to talk about your sick people also fanaaniita somaliayed there is not clans for them okay they are brothers and sisters.. so shut fuck up ..

arlaadi
September 11, 2013 - 14:57
Reply to xayaad hargaysa somaliland

Xayaad oohinta iska daa Hawiye wuu sharaf badanyahay,hadii uu Xasan Aadam Samatar ka danbeeyay dilkii Mooge ma awoodaa inaad ka aarsato,adiguse maxaa qabyaalada kugu raray iyo Hawiye nacaybka?ma nin Hawiye ah ayaa kugu daadiyay?

Indha-jacayl
November 27, 2013 - 02:56

waah waah waxaa ayaa hees ah waxaan soo xusuutaa wadankii ogadenia gaar ahaan haradigeed oo ah magalo qadiimi waxaan leeyahay dhamaan dhaliyarada ila joogata addis ababa ee jaamacad aan wada dhigano in aan maanlinta aan qalin jabino aan heesaha

ayaan caydii dhagaxbuur
August 30, 2013 - 11:21

Runtii waa faanaanka uqu caansan ama uqu hees badan ama uqu cod fiican waa kee waa Hasan Adan Samatar. Akhyaarta su aal aan idin weydiye Hasan goorma dhashey? Hagu kadhashey?

majiidey aayow
August 10, 2013 - 23:50

waaaaaaaaaaaaw caleeeeeeeeeeeeee xasan adan samatar caleeeeeeeeeeeek ma waxa jira fanaan kuu dhigmo ama lagu dhaweeyo heeso cajiiiiiiiiiiiiiiiiiii ah laxan cajiiiiiiiiiiiiib ah cadka yaa ilaahey

dhiidhaa
April 16, 2013 - 06:58

waxaan halkan marka hoore ka salmay niinka isku soo duba riiday wbst ayee ku jiran heeso ruunti aan oodhan karoo waa lam yilawan aad iyo aad buu uu mahad san yahay waxkhtiigi sii uu galiyaay hawshan taa gar ahaaneed adiga aahan waxaan ka cocad sal lah siid aad muurtiid uu soo uuruurisay sheekayiin iyo hal xidhalayashi af somlig soo uuruuri

hamze
March 20, 2013 - 17:53

xassn adan samater waa fanaanka ugu heesaha badan somaali

khaled mahmoud
December 18, 2012 - 16:23

xasan aadan samatar waa fanaan soomaliyed baal lama iloobaan ahna ka galay fanaaniinta soomaaliyeed xassan aadan kulli soomaalidu waa ay xiiseeyaan fankiisa

cali salaad
December 16, 2012 - 12:24

xasan waxaa ka fiican al fanaan shamuuri

toronto boy
December 11, 2012 - 03:30
Reply to toronto boy

Ad ban ugahelaa somalimuzic

Mohammed Dahir
January 21, 2014 - 02:18

Hees aad u sareeyso Xasan Aden Samater, fanaan aad u sareeya...... oo fanka meel sare geeyey

Ahmed Kulmiye
November 03, 2012 - 02:34

heesta aaminey xasuusnaaw waxaaa alifay abwaan maxamed ciise cabdi lkn ma haayo cidii laxanka saartay

halyaay
October 25, 2012 - 19:18

su aal asaxaabta heestaan xasan aadan aminaay xasuusnaaw arinwaxan kugooynaba ? miraha yaaleh laxanka yaasaaray

aweys
September 26, 2012 - 15:28

asc wiilka heesta raa dinaayoo
waxaa khaaday heesta xasan aadan samatar lkn albumka iyo heesta magacey daba mahaa ee iga raali noqo

nimco
June 16, 2012 - 17:45

salaan qali fanaka waye ee qali oo marnaba la iloobi karin waye xasan aden samatar

deeq
May 13, 2012 - 15:48

Bro's&Sistr's,

Su'aal:
ya yaqaan heestan qofta qaadey? in badan baan radinayey!
''Aaaawey, sheekadeeniyo jeceylkii irmanaa, irdihii maxaa xirey, aya eebe loo direy, iridihii bananaa, ma dad ood(b)ey baa jira, ma uurkaa la iidabey, ma af reer magaaloo, la ugi aamusin baa.......in aan khald u qorey ayaa laga yaabaa, laakiin haddii aad taqanid waad ii sheegi kartaa....Thanks wallaahi

Koronto
April 02, 2012 - 10:10
Reply to Koronto

are y kidding hesta shegeyso waxa qada Hassan Adan Samatar

mz july
May 04, 2012 - 21:01

hassan adan samatar fanaan somaliyeed oo qaali ah,inkasta oo aan caruur aha waagi uu heesan qaaday hadana xusuus qaali ah ayay mudantahay,ilaahow somali oo nabad ah oo fanaaniinti qaaliga aha wadanka kusoolaabtan mar natus amin amin

abdihakim
March 06, 2012 - 12:18

faraxoo wielkaka skoolkii wuu diidee la hadal
waainaad iskoolka adaa oo aad mustaqbal fiican yeelataa, maya anigu marabo inaan islkool aado waxaan rabaa inaan sidaada maalindtiina seexdo haneekiina fadhi ku dirir aado

lama yaqaan
February 22, 2012 - 19:31

FANAAN GORWALE BAAH CAAJIIB

LIBAX
December 11, 2011 - 13:37

waaaaaah waaaaah xasuuus yaaab leh waaaye

qaraami man
September 27, 2011 - 21:33

hatuf igu dhawaqyeye dharartuna haben ii tahaye habeentahyey dharaartu habeen ii taheye hurdadu soo jeed ii tahayey harkayguna adiga yahyey oo aan haabhaabto ma ogtahyey dabeed ku hungoobo ma ogtahyey hadeynaa is helin hedhe inaan is hiifayo ma ogtahay

mz july
September 25, 2011 - 17:41

abadiroow soo ururi cashaq ooha ooha ala i love fanankan

mz july
September 25, 2011 - 17:33

walaal waxaan idinka codsanaa heesaha in aad dhameystirtaan waayo waa haaf ayaga oo dhan ma dhameystirno maanta waan garan la,ahay milkiilaha webka ha habeeyo fadlan maalmana a waa nagu jarantahay axsaabta

mohamud adem
September 24, 2011 - 12:15
Post Comment



 

kofirow


Untitled 1