HOME
SOMALI VIDEOS
SOMALI MOVIES
A
FRICAN MOVIES
INSTRUMENTALS

SEND YOUR MUSIC
PHOTO GALLERY
CHAT ONLINE
FORUMS
EVENTS
CONTACT US
                       
Xasan Aadan Samatar Kaban
                  
There are 1005 visitors online     
 
 
                                                   Share/Bookmark
              TOP ALBUMS
  Cabdiwahab Bosska Cali Najiib Ciid Jamac Fuad Cumar Lafoole Nuur Eebo Xasan Adan Samatar
Note: Posting inappropriate jokes/comments is not permitted. If found such comments we may ban your IP. 

1-30 of 40 Comments

Waaaaaaaaaaaaaw
Xasan Adan Samatar

Waa fanaan aad ii raali geliyey 1000 jeer ayaan raali ka ahay

Abdurahim
December 04, 2013 - 13:40

from dijib

boobe
August 18, 2013 - 08:30

m boran
August 18, 2013 - 08:26
Reply to m boran

]]'.
'/,]
ohuuicyszthj
bkcctgszf

Ali
October 30, 2013 - 09:26

de king of de king van de somalie leven lang

omar
May 24, 2013 - 17:10

I would like to congrat Hassan aden samatar for you released those songs and time you puts for songs. Absolutly u made undeniable jobs that no one can from you. Remembes Somali people will never produce such person like ever!. U left a great legacy through ur life thanks

Mohamedqani
January 11, 2013 - 21:43
Reply to Mohamedqani

kkkkkkkkkk

safiya
August 25, 2013 - 00:12

waxaan rabaa inaa wax ka iyaahdo fanaanka weyn ee xasan aadan samatar waxaan ka mid ahay dadka xiiseeya laakiin mararka qaarkood erayadiisu waadax ma ahan oo wuu cunayaa erayada laakiin waa fanaan qiimo igu leh aana taageersanahay :

kaadim
December 24, 2012 - 19:00

codkan halaasiga ah waa fanaanka aan aad ugu raaxaysto heesihii dambe iyo kuwa qaaciga aha ee kabanka iyo kuwa uu ku raxaysanayo isla isaga fanaanka ah thankssss hassan al fanaan

A.nasir
December 16, 2012 - 03:37

waaaw Xasan Aden Samatar sxb ama sami aad iyo aad u dhagaysahaaga heesahaa oo dhan, waana xiiseeyaa run ahaantii. halkaa ka sii wad, jir oo joog. AL FANNAAN QARAN.

hassan cadde
November 02, 2012 - 14:18

waxaan ku faraxsanahay in amaan taas oo dhan uu helo Xasan Aadan samatar. maansha alaah ! yaa igu haysta inuu yahay fanaankii soomaaliyeed ee ugu khatarsanaa inta nool iyo inta dhimatayba????? sidii uu cowke sheegay ha iga raali ahaado maxamed saleebaan tubeec, laakiin aniga waxa number one somalia ii ah al fanaan Xasan Aadan Samatar.....

Said
July 08, 2012 - 18:13

fanaan lahubo oo u qalma in layirahdo xidig aan dhacin

yonis
June 22, 2012 - 22:16

Fanaan Ustaad-Xassan Aden Fanaanka Qarniga iyo
Xidiga koowaad ee fanka somaaliyeed wuxuuna mudan
yahay amaan,bogaadiin iyo weliba mahad celin weyn
qalbiga iyo caqliga malaayiin somaaliyeed ayuu si joogto ah xaadir ugu yahay Xassan-fankiisuna midka koowaad
Tob-Hambalyo.

Ustaad-Xassan Carab.
June 09, 2012 - 14:24

Hassan adan waa fanaan caan ah dalka iyo dibadaba waana fanaan waayoarag ah oo na caan ah anigane waan taagera waxaane leeyahay noolow ale dib hakaa koriyo bye

abdi risack abdullahi
May 31, 2012 - 19:49

salan sharfa Abwaanka ween hadan manata iska barejeeyo cagta xaaji oo hoaray ku dhahay xasn baashi anigan hada waxan ku leeyahay xasn yare Abwankeena soomaliyeed waa noolwo

hassan carab
May 30, 2012 - 16:52

Qatar inama caadi maaha

ch
May 26, 2012 - 19:48

xasan saaxiib inama caadi ma tihid waa saxiibkaa cadare from toronto

a cadare
May 22, 2012 - 21:27

salan sare samar cade ahaa xasustada qatar

jeyte cade
May 20, 2012 - 18:04

xasan adan samatar waa fanaan HADDAA BEEN LA SHEEGENIN WAAAAAAAA?B

abdi hersi roble
April 09, 2012 - 04:32

xasan adan samatar wuxuu ku dhashay kuna koray degmada diinsoor ee gobolka baay wuxuuna ka degenaa xafada waaberi waana fanaan caan ka ah dalkeena soomaalia ilaah kheer ha siiyo

deeq yare
March 22, 2012 - 20:53

salan sare XASAN BASHE,Horyalka fanka. .

tall moja wa.......
March 11, 2012 - 06:01

waaaaaaaaaaaaaaaaaaaw xasan cadee

gacaliso xaaji
February 27, 2012 - 00:50

xasan adan waa fanan weyn oo can ah runti la jecel yahay ee muxuu hargeisa u iman waayey taas baan is wey diyaa intaa uu nool yahay hada

maxamed jacayl
February 04, 2012 - 08:25

saxb salaan sare xasanoow was shidae from diinsoor

daahir shidane
October 25, 2011 - 02:13

Xasan salaan qaali ah sxb waa robleyare

shidane
October 25, 2011 - 02:08

xasan adan waa fanaan jira dhamaan somaliyana ka ah caan aadna loo xiiseeyo jir oo joog

Ayaan
October 08, 2011 - 01:35

XASAN ADAN JIR JOG SAXIBKA N AMERICA KU LE YAHEY TAHEY FANKADA IYO HEESAHAAGANE WA KU KALSONAHEY MIRAHA IYO CODKADA XASAN ADAN SAMATER THNKS QUURE WAKU SALAAMA

YAXYE KURTUN IYO QUURE IYO SUGULE XIRANE
September 27, 2011 - 02:35

aad ban ugu qanacsanahay heesaha hassan aden samatar wayo waa nin ka heesa wayaha iyo waxdaraha addunka long life to you Yaa Xassan adeen

Samadon siciid
July 26, 2011 - 07:21

waxaan salaan qaaliya u diraya heesa geenan
qaaliga ee xasan adan samatar
waxaan dhihila cod luguguma gaare noolow waliga

sandheere
July 08, 2011 - 19:01

abwaan abdinoor talokeen
July 03, 2011 - 17:43
Post Comment



 

kofirow


Untitled 1