Add Comment
wawawaw ninkan woo kabaxsaday wllhi noolow mr xabib sharaabi xabiib
nooloouw walilkaada abdifatah iyo nimco dareen iyo king khalid oo aadka ujeclahaya heeyshiisa oo codka macaanka leh love u king khalid (l)
great fanan
caadi ma ahan xabiibi sharaabi waa best fanaan of the somalia walee nin culus iga dheh noolow
waad ku mahad san tihiin arurin ta hee saha somaliyed lakin ogaada in la dhiman doono aysan heeso aruurin ted wax ba idin taran wad mahad san tahin
xabiiib sharaabi wa fanaanka qarnigii 90 maslaxa heestay viva nooloow sharaabi
down the big fanan xabiib xareed muraadi we love you xabiib
waa fanaan somali ah hadan heesahiisa waxa ay leeyahiin soo jiidasho wacan iyo cod macaan heeso cusub keen sharaabi,(ALL FANAANIINTA SOMALIYED HANOLAADEEN)