HOME
SOMALI VIDEOS
SOMALI MOVIES
A
FRICAN MOVIES
INSTRUMENTALS

SEND YOUR MUSIC
PHOTO GALLERY
CHAT ONLINE
FORUMS
EVENTS
CONTACT US
                       
Saado Cali Warsame
                  
There are 1097 visitors online     
 
 
                                                   Share/Bookmark
              TOP ALBUMS
  Cabdiwahab Bosska Cali Najiib Ciid Jamac Fuad Cumar Lafoole Nuur Eebo Xasan Adan Samatar
Note: Posting inappropriate jokes/comments is not permitted. If found such comments we may ban your IP. 

There are 23 comments

saado cunaabi waa qof sharaf leh oo wadaiyad ah ee ruuxi hadlayaa ha is ka hadlo saado noolow cadowgaa ha jabo waligaa sharaf baad leedahay ee dabadhilif kaagu ha jabo korkaagana cusbo lagu mariy o intuu kugu xaasid ah noolow walaal wixii aad qabatana alaha kula jiro saado qaran sax ah eecaadil sameeyay ee haku suuxina dabo dhilifyaasha

ifraah
March 03, 2013 - 20:09

Think of a Saado Cali foundation to support the education
of somali children.long live lovely lady from laasacaanod.

mohamed china
February 23, 2013 - 03:01

The ogaden regard you as a heroine and precious pearl.
we shall honour you in a manner that wil dwarf nelson mandela.Greetings from Garissa GOLDEN GIRL

mohamed china
February 19, 2013 - 08:35

SAADO , MAC, MAC, SOKOR WAXAAD TAHAY HOOYO
SOMALI AH , ( ALLAH AYAA KU QIIMEYAY )
HOOYO MACAAN XAQQA KU TAAGNAAW WALIGAA WAAD GUULEEYSANI . ( IINSHA ALLAH )
HOOYO QURUXDA IYO SHARAFTA KAA MUUQATO ,
MAASHA ALLAH , NIMCADA ILAAHEEY LAMA QARI -
KARO, CAJIIB

DOQON HAWIYE
June 08, 2012 - 08:39

viva saado , XAQQ BEEY KU HADASHAY CIDNA MA
NECBANO , WAA DHAQANKA SOMALIDA QABIILKII BADAN BAA GUULEEYSTO , TAAS WAA SHALAY , MAANTA KIBIRLOO MAXAA TAQANAA ,?????

UHHH,UHHHH,LO LO KKKKKKKK

fugaye 9
June 07, 2012 - 00:32

CAJIIB, SOMALIDA WAA UMAD ISJACEL MARKEEY -
FAQRI YIHIIN , KKKKKKKKKKKKKK
MA NAXAAN WEEY KU FARXAAN JABKA WALAALKOOD.
MARKAA AAD DHIMATO WEEY BIXINAYAAN QAARAANKA .
WAA UMAD NACALAD ILAAHEEY KU DHACDAY .

U 'AR BEHIND FOR CENTURY, KKK,UHHH,

DOQON HAWIYE
June 07, 2012 - 00:30

viva saado , XAQQ BEEY KU HADASHAY CIDNA MA
NECBANO , WAA DHAQANKA SOMALIDA QABIILKII BADAN BAA GUULEEYSTO , TAAS WAA SHALAY , MAANTA KIBIRLOO MAXAA TAQANAA ,?????

UHHH,UHHHH,LO LO KKKKKKKK

fugaye 9
June 07, 2012 - 00:08

kkkkkkkkkkkkkk

hasan
March 11, 2012 - 13:00

waxaan maqli jiray reerka darood qabiilka hoostay ku wataan , xitaa faanaaniintooda qabiilka hoostay ku wataan saado cali warsame eega maanta siday ugu tafo xaydatay qabiilka

calasow
November 12, 2011 - 09:39

saado cali warsame inay qabiilaysta tahay waxaan ku gartay yaakhii , xay ka rabtaa (dahabshiil) ma qabiil bay ku dilee , aray fariiso faanaan qabiil looga wanaagsane. kkkkk

talo sheeke
November 12, 2011 - 09:31

saado faananad baad ahayd laakiin hada qabyaalad baa u dhuratay waana kala haywaynaa , cimrigaaga ceeb laguma sakootiyo . wali waqti kama tagani is dabo qabo

abdixakiim
November 12, 2011 - 09:27

viva saado cali inta hees af qaldaan ku qaado adaan kugu jeclahay abaay

xaaji
October 16, 2011 - 15:16

Af caleeg saado afku kuma go naag maaha naag aan nin ka xanaajin. Wadaado abwaano iyo qabiil iska dhan ayay weer u xidhay. siyaad bare jaranjaraday ka gaga tuurtay.kkk aloow naag ma tahay markaad ssc iku hagaajisidna kitaabka u leexo .siigadaada ayaa laynaysa isaaq oo dhan. somali waa 1 . nooloow saado

Beldweyn boy
May 30, 2011 - 08:21

Saadaay taan heybinaayey, hormoodka u aheyd haweenkaay.
Hiyigegu raacay horayba Saadaay. Hanaan wacan heybadley adaa qulubteyda kaaheshay, hiil iyo howlba adigey kaaheshay Saadaay.

Darwiish
April 07, 2011 - 05:09

long life ssc

gerad
April 06, 2011 - 08:06

waan kaahelaa walee waan kaahelaa Saadaay, waan kaahelaa walee. Waa adigii ixiray xirsi ee waan kaahelaa Saadaay, wadankeeni weeyey haa Saadaay waan kaahelaa yoo waan kaahelaa.

Darwiish
April 06, 2011 - 07:08

Heesaha aan iska dhegaysano S maryooley ma qabo in saado wax xun sanaysay. hadii ay samaysay markee bay saxsanayd
Dhamaan reerwaqooyiyoow,warninkoo.laanduruusar iyo ninka yaw warama.
Dulmiga joojiya Isaaqow.
Kan laascano iyo kan cali samatar lagu hayo.

Adiguba caqli waad leedahay hadaadan waalayn kala garo
.
Hero sado ali

weli
March 29, 2011 - 11:02

asc waankusalaamay fanaada wayn ee somaliyeed saado cali warsame bacda salaan saado waa fanaad wayn oo qiimo iyo qayabaleh waana fanaada kaliya ee aamin san magaca soomalinimo malaha wax iin ah ama cay ah saado fanaanad ilaahay haybad usiiyey qurux iyo codba waxaan urajaynayaa cimri dheer iyo caafimaad

fahmi nasser mohamed
March 21, 2011 - 20:48

SIDAY QIIMO U LAHAYD AYUUN BAY XADKII FANKA KA BAXDAY WAXAY NOQOTAY QABIILAYSATO .
waxan filayaa inay soo yar waalatay sharaftii bay iska qaaday maalin dhaw yaynaan maqlin fanaanadii waynayd ee saado cali ayaa ssc isku qarxisay

KAWSAR
February 17, 2011 - 23:54

waan ku salamey saado

somali wayne
January 06, 2011 - 18:19

i belive sado ali has great voice even though she take a big rolle about what huppend in somalia. ileen talo iskuma kasheeto look were she is today

ifraax
November 10, 2010 - 05:35

asc walal saado cali waan kusalamey

aniiso
November 01, 2010 - 16:25
Reply to aniiso

macsado fananad qaran ciddi rabto ha qeylido waa wadaniyad sadoy haka noqon ee wadada wanaagsan kuwad taarikhda kuxusidoonta

abdulla
February 08, 2011 - 20:25
Post Comment



 

kofirow


Untitled 1