HOME
SOMALI VIDEOS
SOMALI MOVIES
A
FRICAN MOVIES
INSTRUMENTALS

SEND YOUR MUSIC
PHOTO GALLERY
CHAT ONLINE
FORUMS
EVENTS
CONTACT US
                       
Maxamed Mooge Liibaan
                  
There are 1197 visitors online     
 
 
                                                   Share/Bookmark
              TOP ALBUMS
  Cabdiwahab Bosska Cali Najiib Ciid Jamac Fuad Cumar Lafoole Nuur Eebo Xasan Adan Samatar
Note: Posting inappropriate jokes/comments is not permitted. If found such comments we may ban your IP. 

1-30 of 39 Comments

waxaan xusuustaa sideetameeyadii micnaha 1980- waxaan dhihikaraa qofnimo sax ah oo ka geeriyootay waddan weynihii somaliya waxaad naguleedahay xusuus qaali ah anigu kama hadlaayo music iyo sida lootumo waxaan heesaha kadhegeystaa erayada xigmadda iyo runta liishaanka wanaagsan ama shiishka saarta meesha loorabo ama laga rabo aun macalinkii weynaa

haji taageero ,,kampala
December 31, 2013 - 15:01

waa hogaamiye dhalin yaro iyo waa yeelbba waa madadaaliye ujeeddo qiimobadan kuhaystey maskaxdiisa aanna nagabaqiilin

tagero
December 31, 2013 - 14:45

waa fanaanka fanaaniinta maxamad mooge allow kuu naxariiso

mm.mire
February 11, 2013 - 02:06

aniga waa dhintay waba ha imaanina dadkiinaan

kkkkk
February 06, 2013 - 05:03

high music maxamad moge

maxamadmire143
February 06, 2013 - 03:29
Reply to

waar afsoomaaliga iyo usluubta dadka loola hadlo horta soo baro intaanad isku dayin inaad halkan farriin ku qortid.. aad iyo aad ayaad u afxuntahay usluubta wax loo dalbadana rabaayadii lagugu soo koriyay kumay jirin, hadaba marka aad wax qof ka dalbaneyso waxaa la yidhaahdaa "Adiga oo Mudan" ama "Min Faldlak". Zamankan cajiibka ah waxaa batay jaahil bartay sida comouterka wax loogu qoro.

dalmar bile
March 02, 2013 - 08:02

Alle ha u naxariisto Mujahidka Inagana Alle Haynooga Daba Naxariist

mujahidiin
February 03, 2013 - 14:01

Ilaahey dambi dhaaf taam ah ha ugu gargaaro. Macallin iyo hoggaamiyeba waa ahaaye.

Dahir
January 28, 2013 - 05:30
Reply to Dahir

alaaha unaxariisto gudoomiye sare ilaahayoow kuu naxariiso

godane
January 29, 2013 - 19:09

Alle hawnaxariisto mohamed mooge iyo intii lafikirka ahayd naxariistii jano hasiiyo

Muj.Mohamed
October 15, 2012 - 17:14

ilaahay haw naxariisto mohamed mooge liiban....waxaan u jawaabayaa ninkaa la yidhaa CARABEY ee fahmi waayay mohamed mooge ...... waa gar inaad fahmi waydo waayo heesahani waa xigmad xigmadna ma fahmi kartid habartaa aad jeclayd baa kuugu dhow murti iyada ku fara adayg waayaha aduunyada haku fahan siisee

murti maal
October 10, 2012 - 14:54

ilahay how naxariisto mujahid xaq udirir maxamed mooge liibaan
isaga iyo dhaman mujahidintii SNM ee ku geriyooday halgan kii
dheeraa ee dalka lagu xoraynayay

dhogortimodheere
September 01, 2012 - 11:47

ilaahayow unaxariiso nin culus buu ahaaye

cabdiraxmaan
May 13, 2012 - 19:23

ilaahay haw naxariisto oo janadii fardoosa haka waraabiyo, mujaahid buu ahaa wana muftaaxii guubaabiyey dadkii si ay iskaga qaadaan dulmiga.

amina
April 30, 2012 - 07:29

ilaahay haw naxariisto oo janadii fardoosa haka waraabiyo, mujaahid buu ahaa wana muftaaxii guubaabiyey dadkii si ay iskaga qaadaan dulmiga.

amina
April 30, 2012 - 07:19

allaaha u naxariisto fanaanka lkn xiga ayaa saaciday asaga maxa yeelay xiligiisii dadku dacad buu ahaa xaarantuna way yareed lkn maan kuwa la mid ah ayaa jira lkn waqtigu ciilayo iyo waayuhuba

cowralo dhaashoco
March 13, 2012 - 15:05

ilaahay ha naxariisto waxa uu ahaa mujaahid maxamed mooge nin culus oo xasuus ku reebay dadka reer s/land waa furihii halgankii dadk dalka iyo duunyada s/land indhaha u furay

fuaad aadan cade
February 05, 2012 - 19:31

i lahey janada biyaha kawarawiya ninkas cadi ma ahan ee even he is songs i liked nin walba way sugi heysa meshas i lahey wax ger qaba hanoga dhiga i lahiyow janada hanagaliya janada marka hora in latacbada ya kahoreysa ee nin walba muslim ah intuu adunyada jooga ha ka faideysto oo waxx hatacbada berta sidedaba in lafala ma oqi mi iska soo baxeysa marka hore waa inlafala markas walagayaba in wax ay soo baxan waxan i din dihi lahay adunyada kafaideyso walal yal asc wcs waraxmatulahi wa barakat waa gurdoon ali

gurdoon ali
January 25, 2012 - 12:53

ilaahay naxariistii jano kaa waraabi aamiin oo kale lama helaayo

ayaan
November 25, 2011 - 04:44

Alah ya raxma , macalinkii weynaa, halgamaagii, hal abuurkii iyo waliba heesagii ay adagtahay in isaga oo kale dib calamkan dabayaadaqada looga helaa.

M mooge liibaab Ilaahay naxariistii jano hasiiyo aamiin aamiin aamiin

Mohamed-saciid
October 10, 2011 - 00:29

iilahaya haa uunaxaristo

houssein
July 01, 2011 - 06:06

aalla yarxma ilahayi janadi fardowusa haka warabiyo fananka maohamed moge liban mujahid qaliya bu haye waxana lo bahan yahay in la ururiyo tarkhdisi

haji sacad
June 02, 2011 - 12:31

ala haw anxariisto , ma dhici karto in dib loo helo qof codkiisii oo kale leh

amina axmed
May 25, 2011 - 18:09

Ilaahay qabriga kuu nuuri mujahid mohamed.tataariikhdaa ku xusi doonta yaa rajul

Mr kalshaale
May 13, 2011 - 03:44

alaa yarxamo wa yarxam waalidoo

mujaahidku wuxu ahaa guubaabiye geesi ah maalin maalmaha ka mid oon ramaso ku barjanayna ayaan waydiiyay maxamed maxaad heesaha u jiidaa waa sidee lamaba fahmayee
alaayarxamo wuxu igu yidhi walaal ogaan baan uqariya midhaha qaar si aaney jaariyaduhu dharka ugu maydhin

maxamed daud
May 05, 2011 - 13:10

ilaahy haw naxariistee maxamed mooge wuxuu ahaa fanaanka kaliya ee aanay heesahiisu kala dhicin isla markaana aan lahayn hees qudha oo lagu saluugo

axmed
May 04, 2011 - 15:14

26/June/1983 ayuu ilaahey haw naxaiiste naxaiistee Maxamed Mooge noogu heesayey mesh la yidhaa Baabile oo markaas Uu nooga socday tababarkii SNM, waxay marking horeysey een arko Maxamed Mooge iiguna danbeysey, waxuu ahaa nin ka geeriyoodey Soomaali oo dhan

Omar
April 23, 2011 - 13:42

alla yaa raxmnak mj m mooge liban walee qof codkiisa keena la waa

somalilander boy burcawi
April 02, 2011 - 16:10

ALLA ha u naxariistee maxamad mooge waxaa uu ahaa
fanaan umada somaliland u horseeday in ay marqudha
indhaha furaan ,kanatoosaan hurdadii aykujireen.
waa fanaan qaran. waa fanaan
la orankaro waxaa uu kaalin libaax kaciyaaray xonimadii
somaliland.

may ALLAH rest his soul in the paradise.

hussein arab
March 13, 2011 - 11:17

hadaan maxamed mooge iyo hadraawi joogin somaliland may xorowdeen

habarjeclo
February 08, 2011 - 09:42
Post Comment



 

kofirow


Untitled 1